أَلۡهَىٰكُمُ ٱلتَّكَاثُرُ ١
Alhākumut-takāthur
1. Waxaa idin shuqliya (dadow) adduun badsi (iyo isu faan).
Tarjumaad: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
أَلۡهَىٰكُمُ ٱلتَّكَاثُرُ ١
Alhākumut-takāthur
1. Waxaa idin shuqliya (dadow) adduun badsi (iyo isu faan).
حَتَّىٰ زُرۡتُمُ ٱلۡمَقَابِرَ ٢
Hattā zurtumul-maqābir
2. Ilaa aad siyaarataan qubuuraha (macnaha dhimataan oo la idinku aaso).
كَلَّا سَوۡفَ تَعۡلَمُونَ ٣
Kallā sawfa ta'lamūn
3. Mayee! Waad ogaan doontaan.
ثُمَّ كَلَّا سَوۡفَ تَعۡلَمُونَ ٤
Thumma kallā sawfa ta'lamūn
4. Misna, mayee! Waad ogaan doontaan.
كَلَّا لَوۡ تَعۡلَمُونَ عِلۡمَ ٱلۡيَقِينِ ٥
Kallā law ta'lamūna 'ilmal-yaqīn
5. Mayee! haddaad og tihiin ogaansho dhab ah.
لَتَرَوُنَّ ٱلۡجَحِيمَ ٦
Latarawunnal-jahīm
6.Waxaad hubaal arki Naarta ololka badan.
ثُمَّ لَتَرَوُنَّهَا عَيۡنَ ٱلۡيَقِينِ ٧
Thumma latarawunnahā 'aynal-yaqīn
7. Markaas waxaad u ark si yaqiin leh.
ثُمَّ لَتُسۡـَٔلُنَّ يَوۡمَئِذٍ عَنِ ٱلنَّعِيمِ ٨
Thumma latus'alunna yawma'idhin 'anin-na'īm
8. Waxaana Maalintaa la idin weydiin Nicmooyinkii (Alle idinku galladeystay).
Qoraalka Laatiinka waa caawimaad akhris oo Qabas ka qortay Carabiga. Baro xarfaha Carabiga iyo tajwiidka si aad u hesho dhawaaqa saxda ah.
Suuradda At-Takathur waxay leedahay 8 aayadood. Waa suuradda 102 ee Qur'aanka.
Suuradda At-Takathur waa suurad Makki ah.
Suuradda At-Takathur waxay ku jirtaa juz' 30.
Haa. Riix Daar bogga korkiisa, ama ka bilow aayad kasta. Barnaamijka Qabas sidoo kale wuxuu kuu oggolaanayaa inaad soo dejiso si aad internet la'aan u dhageysato.