وَٱلۡعَصۡرِ ١
Wal-'asr
1. Waxaan ku dhaartay waqtiga.
Tarjumaad: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
وَٱلۡعَصۡرِ ١
Wal-'asr
1. Waxaan ku dhaartay waqtiga.
إِنَّ ٱلۡإِنسَٰنَ لَفِي خُسۡرٍ ٢
Innal-insāna lafī khusr
2. Hubaal Aadmigu wuxuu ku sugan yahay khasaaro dhan.
إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّٰلِحَٰتِ وَتَوَاصَوۡاْ بِٱلۡحَقِّ وَتَوَاصَوۡاْ بِٱلصَّبۡرِ ٣
Illal-ladhīna āmanū wa'amilus-sālihāti watawāsaw bil-haqqi watawāsaw bis-sabr
3. Kuwa (Xaqa) rumeeyey mooyee oo samaha fala, ee isu dardaraama Xaqa (iyo caddaalad falka), isuna dardaarama sabarka (iyo sugnaanta).
Qoraalka Laatiinka waa caawimaad akhris oo Qabas ka qortay Carabiga. Baro xarfaha Carabiga iyo tajwiidka si aad u hesho dhawaaqa saxda ah.
Suuradda Al-'Asr waxay leedahay 3 aayadood. Waa suuradda 103 ee Qur'aanka.
Suuradda Al-'Asr waa suurad Makki ah.
Suuradda Al-'Asr waxay ku jirtaa juz' 30.
Haa. Riix Daar bogga korkiisa, ama ka bilow aayad kasta. Barnaamijka Qabas sidoo kale wuxuu kuu oggolaanayaa inaad soo dejiso si aad internet la'aan u dhageysato.