Iqra

Tarjumaad: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub

ٱقۡرَأۡ بِٱسۡمِ رَبِّكَ ٱلَّذِي خَلَقَ ١

Iqra' bismi rabbikal-ladhī khalaq

1. Ku akhri 'Nabiyow' Magaca Rabbigaa ee abuuray (wax waliba).

خَلَقَ ٱلۡإِنسَٰنَ مِنۡ عَلَقٍ ٢

Khalaqal-insāna min 'alaq

2. Ka abuuray aadmiga xinjir.

ٱقۡرَأۡ وَرَبُّكَ ٱلۡأَكۡرَمُ ٣

Iqra' warabbukal-akram

3. Akhri! Rabbigaana waa Sharaf Badnaha,

ٱلَّذِي عَلَّمَ بِٱلۡقَلَمِ ٤

Alladhī 'allama bil-qalam

4. (Dadka) baray sida wax loogu qoro qalinka.

عَلَّمَ ٱلۡإِنسَٰنَ مَا لَمۡ يَعۡلَمۡ ٥

'Allamal-insāna mā lam ya'lam

5. Baray Aadmiga wax uusan aqoon.

Qoraalka Laatiinka waa caawimaad akhris oo Qabas ka qortay Carabiga. Baro xarfaha Carabiga iyo tajwiidka si aad u hesho dhawaaqa saxda ah.

Akhri Suuradda Al-'Alaq oo dhan

Su'aalo

Iqra Qur'aanka xagee kaga jirtaa?

Iqra waxay ku jirtaa Suuradda Al-'Alaq, 96:1-5.