قُلۡ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلۡفَلَقِ ١
Qul a'ūdhu birabbil-falaq
1. Dheh: Waxaan ka magan galayaa Rabbiga oogga (dillaacsha, waa Alle'e),
Tarjumaad: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
قُلۡ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلۡفَلَقِ ١
Qul a'ūdhu birabbil-falaq
1. Dheh: Waxaan ka magan galayaa Rabbiga oogga (dillaacsha, waa Alle'e),
مِن شَرِّ مَا خَلَقَ ٢
Min sharri mā khalaq
2. Sharka wuxuu abuuray;
وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ ٣
Wamin sharri ghāsiqin idhā waqab
3. Iyo sharka habeenka mugdiga badan markuu mugdigiisa daboolo (samada iyo arlada dhexdooda).
وَمِن شَرِّ ٱلنَّفَّٰثَٰتِ فِي ٱلۡعُقَدِ ٤
Wamin sharrin-naffāthāti fil-'uqad
4. Iyo sharka kuwa wax ku tufa guntimaha (saaxirooyinka iyo sixiroolayaasha).
وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ ٥
Wamin sharri hāsidin idhā hasad
5. Iyo sharka xaasidka markuu wax xasdo.
Qoraalka Laatiinka waa caawimaad akhris oo Qabas ka qortay Carabiga. Baro xarfaha Carabiga iyo tajwiidka si aad u hesho dhawaaqa saxda ah.
Suuradda Al-Falaq waxay leedahay 5 aayadood. Waa suuradda 113 ee Qur'aanka.
Suuradda Al-Falaq waa suurad Makki ah.
Suuradda Al-Falaq waxay ku jirtaa juz' 30.
Haa. Riix Daar bogga korkiisa, ama ka bilow aayad kasta. Barnaamijka Qabas sidoo kale wuxuu kuu oggolaanayaa inaad soo dejiso si aad internet la'aan u dhageysato.