قُلۡ هُوَ ٱللَّهُ أَحَدٌ ١
Qul huwallāhu ahad
1. Dheh: Allaah waa Mid Keliya 1.
Tarjumaad: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
قُلۡ هُوَ ٱللَّهُ أَحَدٌ ١
Qul huwallāhu ahad
1. Dheh: Allaah waa Mid Keliya 1.
ٱللَّهُ ٱلصَّمَدُ ٢
Allāhus-samad
2. Allaah waa Sayidka Deeqtoon 2.
لَمۡ يَلِدۡ وَلَمۡ يُولَدۡ ٣
Lam yalid walam yūlad
وَلَمۡ يَكُن لَّهُۥ كُفُوًا أَحَدُۢ ٤
Walam yakul lahū kufuwan ahad
4. Mana jiro axad u dhigma 5.
Lambarrada faallooyinka hoose waxay kugu geynayaan bogga aayadda, halkaas oo lagu muujiyey faallooyinka turjumaanka.
Qoraalka Laatiinka waa caawimaad akhris oo Qabas ka qortay Carabiga. Baro xarfaha Carabiga iyo tajwiidka si aad u hesho dhawaaqa saxda ah.
Suuradda Al-Ikhlas waxay leedahay 4 aayadood. Waa suuradda 112 ee Qur'aanka.
Suuradda Al-Ikhlas waa suurad Makki ah.
Suuradda Al-Ikhlas waxay ku jirtaa juz' 30.
Haa. Riix Daar bogga korkiisa, ama ka bilow aayad kasta. Barnaamijka Qabas sidoo kale wuxuu kuu oggolaanayaa inaad soo dejiso si aad internet la'aan u dhageysato.