فَإِنَّ مَعَ ٱلۡعُسۡرِ يُسۡرًا ٥
Fa inna ma'al-'usri yusrā
5. Xaqiiq, dhibka waxaa la socda faraj.
Tarjumaad: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub
فَإِنَّ مَعَ ٱلۡعُسۡرِ يُسۡرًا ٥
Fa inna ma'al-'usri yusrā
5. Xaqiiq, dhibka waxaa la socda faraj.
إِنَّ مَعَ ٱلۡعُسۡرِ يُسۡرٗا ٦
Inna ma'al-'usri yusrā
6. Xaqiiq, waxaa dhibka la socda faraj.
Qoraalka Laatiinka waa caawimaad akhris oo Qabas ka qortay Carabiga. Baro xarfaha Carabiga iyo tajwiidka si aad u hesho dhawaaqa saxda ah.
Akhri Suuradda Ash-Sharh oo dhan
Inna ma'al-'usri yusra waxay ku jirtaa Suuradda Ash-Sharh, 94:5-6.