Suuradda Al-Fil الفيل

Tarjumaad: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

أَلَمۡ تَرَ كَيۡفَ فَعَلَ رَبُّكَ بِأَصۡحَٰبِ ٱلۡفِيلِ ١

Alam tara kayfa fa'ala rabbuka bi ashābil-fīl

1. Mawaadan ogaan sida Rabbigaa u galay qoladii maroodiga?

أَلَمۡ يَجۡعَلۡ كَيۡدَهُمۡ فِي تَضۡلِيلٖ ٢

Alam yaj'al kaydahum fī tadlīl

2. Sow kama uu dhigin dhagartoodii wax dhumay (ku dhammaaday jab iyo jah wareer),

وَأَرۡسَلَ عَلَيۡهِمۡ طَيۡرًا أَبَابِيلَ ٣

Wa arsala 'alayhim tayran abābīl

3. Oo ku soo dirin shimbiro guutoooyin ah,

تَرۡمِيهِم بِحِجَارَةٖ مِّن سِجِّيلٖ ٤

Tarmīhim bihijāratim min sijjīl

4. Ku soo ganeysa dhagaxyo dhoobo la kululeeyey ah,

فَجَعَلَهُمۡ كَعَصۡفٖ مَّأۡكُولِۭ ٥

Faja'alahum ka'asfim ma'kūl

5. Markaas ka yeelay sidii bal la daaqay?

Qoraalka Laatiinka waa caawimaad akhris oo Qabas ka qortay Carabiga. Baro xarfaha Carabiga iyo tajwiidka si aad u hesho dhawaaqa saxda ah.

Su'aalo

Immisa aayadood ayay leedahay Suuradda Al-Fil?

Suuradda Al-Fil waxay leedahay 5 aayadood. Waa suuradda 105 ee Qur'aanka.

Suuradda Al-Fil ma Makki baa mise Madani?

Suuradda Al-Fil waa suurad Makki ah.

Suuradda Al-Fil juz'ma ayay ku jirtaa?

Suuradda Al-Fil waxay ku jirtaa juz' 30.

Ma dhageysan karaa Suuradda Al-Fil?

Haa. Riix Daar bogga korkiisa, ama ka bilow aayad kasta. Barnaamijka Qabas sidoo kale wuxuu kuu oggolaanayaa inaad soo dejiso si aad internet la'aan u dhageysato.