لِإِيلَٰفِ قُرَيۡشٍ ١
Li īlāfi quraysh
1. Caadeysigii Quraysh darteed.
Tarjumaad: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
لِإِيلَٰفِ قُرَيۡشٍ ١
Li īlāfi quraysh
1. Caadeysigii Quraysh darteed.
إِۦلَٰفِهِمۡ رِحۡلَةَ ٱلشِّتَآءِ وَٱلصَّيۡفِ ٢
Īlāfihim rihlatash-shitā'i was-sayf
2. Ay ka caada yeesheen safarka xagaaga iyo jilaalka (si nabdoonaan ah ganacsiga).
فَلۡيَعۡبُدُواْ رَبَّ هَٰذَا ٱلۡبَيۡتِ ٣
Falya'budū rabba hādhal-bayt
3. Ee ha caabudeen Rabbiga Baytkan (Kacbada Makkah ku taal).
ٱلَّذِيٓ أَطۡعَمَهُم مِّن جُوعٖ وَءَامَنَهُم مِّنۡ خَوۡفِۭ ٤
Alladhī at'amahum min jū'in wa āmanahum min khawf
4. Kaasoo ka quudiyey gaajo, kana aamin yeelay cabsi.
Qoraalka Laatiinka waa caawimaad akhris oo Qabas ka qortay Carabiga. Baro xarfaha Carabiga iyo tajwiidka si aad u hesho dhawaaqa saxda ah.
Suuradda Quraysh waxay leedahay 4 aayadood. Waa suuradda 106 ee Qur'aanka.
Suuradda Quraysh waa suurad Makki ah.
Suuradda Quraysh waxay ku jirtaa juz' 30.
Haa. Riix Daar bogga korkiisa, ama ka bilow aayad kasta. Barnaamijka Qabas sidoo kale wuxuu kuu oggolaanayaa inaad soo dejiso si aad internet la'aan u dhageysato.