قُلۡ يَٰٓأَيُّهَا ٱلۡكَٰفِرُونَ ١
Qul yā'ayyuhal-kāfirūn
1. Dheh: Gaalooy.
Tarjumaad: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
قُلۡ يَٰٓأَيُّهَا ٱلۡكَٰفِرُونَ ١
Qul yā'ayyuhal-kāfirūn
1. Dheh: Gaalooy.
لَآ أَعۡبُدُ مَا تَعۡبُدُونَ ٢
Lā a'budu mā ta'budūn
2. Anigu ma caabudayo waxaad caabudeysaan,
وَلَآ أَنتُمۡ عَٰبِدُونَ مَآ أَعۡبُدُ ٣
Walā antum 'ābidūna mā a'bud
3. Idinkuna ma caabuddaan Kaan Anigu caabudo (Alle Keliya).
وَلَآ أَنَا۠ عَابِدٞ مَّا عَبَدتُّمۡ ٤
Walā ana 'ābidum mā 'abattum
4. Anigu ma caabudayo waxaad idinku caabudeysaan (oo ilaahyo been ah).
وَلَآ أَنتُمۡ عَٰبِدُونَ مَآ أَعۡبُدُ ٥
Walā antum 'ābidūna mā a'bud
5. Idinkuna ma caabuddaan Kaan anigu caabudo (Alle Weyne kor ahaaye).
لَكُمۡ دِينُكُمۡ وَلِيَ دِينِ ٦
Lakum dīnukum waliya dīn
6.Waxaad leedihiin diintiinna (camalkiinna), aniguna waxaa leeyahay diinteyda (camalkeyga, oo barii baan idinka ahay).
Qoraalka Laatiinka waa caawimaad akhris oo Qabas ka qortay Carabiga. Baro xarfaha Carabiga iyo tajwiidka si aad u hesho dhawaaqa saxda ah.
Suuradda Al-Kafirun waxay leedahay 6 aayadood. Waa suuradda 109 ee Qur'aanka.
Suuradda Al-Kafirun waa suurad Makki ah.
Suuradda Al-Kafirun waxay ku jirtaa juz' 30.
Haa. Riix Daar bogga korkiisa, ama ka bilow aayad kasta. Barnaamijka Qabas sidoo kale wuxuu kuu oggolaanayaa inaad soo dejiso si aad internet la'aan u dhageysato.