إِنَّآ أَعۡطَيۡنَٰكَ ٱلۡكَوۡثَرَ ١
Innā a'taynākal-kawthar
1. Waxaanu xaqiiq ku siinnay (Nabi Muxammadow) Al-Kawthar (webi ah Jannada iyo khayr tiro badan).
Tarjumaad: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
إِنَّآ أَعۡطَيۡنَٰكَ ٱلۡكَوۡثَرَ ١
Innā a'taynākal-kawthar
1. Waxaanu xaqiiq ku siinnay (Nabi Muxammadow) Al-Kawthar (webi ah Jannada iyo khayr tiro badan).
فَصَلِّ لِرَبِّكَ وَٱنۡحَرۡ ٢
Fasalli lirabbika wanhar
2. Ee u tuko Rabbigaa Dartiis, (oo u) gawrac xoolo (adigoo Isaga Keliya Magaciisa ku xusi, uguna dhowaan).
إِنَّ شَانِئَكَ هُوَ ٱلۡأَبۡتَرُ ٣
Inna shāni'aka huwal-abtar
3.Hubaal nacabkaaga waa kan cidhib go’i 1.
Lambarrada faallooyinka hoose waxay kugu geynayaan bogga aayadda, halkaas oo lagu muujiyey faallooyinka turjumaanka.
Qoraalka Laatiinka waa caawimaad akhris oo Qabas ka qortay Carabiga. Baro xarfaha Carabiga iyo tajwiidka si aad u hesho dhawaaqa saxda ah.
Suuradda Al-Kawthar waxay leedahay 3 aayadood. Waa suuradda 108 ee Qur'aanka.
Suuradda Al-Kawthar waa suurad Makki ah.
Suuradda Al-Kawthar waxay ku jirtaa juz' 30.
Haa. Riix Daar bogga korkiisa, ama ka bilow aayad kasta. Barnaamijka Qabas sidoo kale wuxuu kuu oggolaanayaa inaad soo dejiso si aad internet la'aan u dhageysato.