112:3 لَمۡ يَلِدۡ وَلَمۡ يُولَدۡ ٣ Lam yalid walam yūlad 3. Ma dhalin 3, lamana dhalin 4. Faallooyin hoose 3. Macnaha waa ma leh ilmo.4. Macnaha waa ma leh waalid - aabbe iyo hooyo iyo xaas midna.