Kun fayakun

Tarjumaad: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub

إِنَّمَآ أَمۡرُهُۥٓ إِذَآ أَرَادَ شَيۡـًٔا أَن يَقُولَ لَهُۥ كُن فَيَكُونُ ٨٢

Innamā amruhū idhā arāda shay'an an yaqūla lahū kun fayakūn

82. Amarkiisu markuu doono wax uun, waa inuu keliya ku yidhaahdo: Ahaw, waana yahay.

فَسُبۡحَٰنَ ٱلَّذِي بِيَدِهِۦ مَلَكُوتُ كُلِّ شَيۡءٖ وَإِلَيۡهِ تُرۡجَعُونَ ٨٣

Fasubhānal-ladhī biyadihī malakūtu kulli shay'in wa ilayhi turja'ūn

83. Ee xurmo oo dhan waxaa iska leh oo (xumaan ka) hufan (Alle) ay Gacantiisu ku jiraan Mulkiga (iyo Maamulka) wax kasta, Xaggiisaana dib la idiinku soo celin 19.

Faallooyin hoose

19. Maalinta uu Alle u kala garsoori doono addoomahiisa oo abaal marin.

Qoraalka Laatiinka waa caawimaad akhris oo Qabas ka qortay Carabiga. Baro xarfaha Carabiga iyo tajwiidka si aad u hesho dhawaaqa saxda ah.

Akhri Suuradda Yasin oo dhan

Su'aalo

Kun fayakun Qur'aanka xagee kaga jirtaa?

Kun fayakun waxay ku jirtaa Suuradda Yasin, 36:82-83.