Suuradda Al-Ghashiyah الغاشية

Tarjumaad: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

هَلۡ أَتَىٰكَ حَدِيثُ ٱلۡغَٰشِيَةِ ١

Hal atāka hadīthul-ghāshiyah

1. Mawuusan kuu iman warka dabooshada (Qiyaamada).

وُجُوهٞ يَوۡمَئِذٍ خَٰشِعَةٌ ٢

Wujūhun yawma'idhin khāshi'ah

2. Wejiyaal maalintaas waxay ahaan kuwo dullaysan (waa gaalada).

عَامِلَةٞ نَّاصِبَةٞ ٣

'Āmilatun nāsibah

3. (Ku) howlan (adduunka caabuddaada cid kale la jirka Alle), daallan (Aakhirada).

تَصۡلَىٰ نَارًا حَامِيَةٗ ٤

Taslā nāran hāmiyah

4. Gali Naar kulul oo ku guban.

تُسۡقَىٰ مِنۡ عَيۡنٍ ءَانِيَةٖ ٥

Tusqā min 'aynin āniyah

5. Waxaa laga waraabin il kulul oo kareysa.

لَّيۡسَ لَهُمۡ طَعَامٌ إِلَّا مِن ضَرِيعٖ ٦

Llaysa lahum ta'āmun illā min darī'

6. Ma laha wax cunto ah qodxo maahee.

لَّا يُسۡمِنُ وَلَا يُغۡنِي مِن جُوعٖ ٧

Llā yusminu walā yughnī min jū'

7. Kaasoo aan waxna cayilineynin, gaajona wax ka tareyn.

وُجُوهٞ يَوۡمَئِذٖ نَّاعِمَةٞ ٨

Wujūhun yawma'idhin nā'imah

8. Wejiyo Maalintaas waxay ahaan kuwo nicmeysan (waa wejiyada mu'miniinta).

لِّسَعۡيِهَا رَاضِيَةٞ ٩

Llisa'yihā rādiyah

9. Raalli ah dadaalkoodii darti.

فِي جَنَّةٍ عَالِيَةٖ ١٠

Fī jannatin 'āliyah

10. Ku sugnaan Janno sare gudaheed.

لَّا تَسۡمَعُ فِيهَا لَٰغِيَةٗ ١١

Llā tasma'u fīhā lāghiyah

11. Aysan ku maqleyn hadal macno darro ah.

فِيهَا عَيۡنٞ جَارِيَةٞ ١٢

Fīhā 'aynun jāriyah

12. Waxaa ah dhexdeeda il socota.

فِيهَا سُرُرٞ مَّرۡفُوعَةٞ ١٣

Fīhā sururum marfū'ah

13. Iyo sariirro la kor yeelay.

وَأَكۡوَابٞ مَّوۡضُوعَةٞ ١٤

Wa akwābum mawdū'ah

14. Iyo koobab diyaar laga dhigay.

وَنَمَارِقُ مَصۡفُوفَةٞ ١٥

Wanamāriqu masfūfah

15. Iyo barkimooyin la safay.

وَزَرَابِيُّ مَبۡثُوثَةٌ ١٦

Wazarābiyyu mabthūthah

16. Iyo gogollo la fidshey.

أَفَلَا يَنظُرُونَ إِلَى ٱلۡإِبِلِ كَيۡفَ خُلِقَتۡ ١٧

Afalā yanzurūna ilal-ibili kayfa khuliqat

17. Mawaysan fiirin geela, sida loo abuuray?

وَإِلَى ٱلسَّمَآءِ كَيۡفَ رُفِعَتۡ ١٨

Wa ilas-samā'i kayfa rufi'at

18. Iyo cirka, sida loo kor yeelay?

وَإِلَى ٱلۡجِبَالِ كَيۡفَ نُصِبَتۡ ١٩

Wa ilal-jibāli kayfa nusibat

19. Iyo buuraha, sida loo taagay?

وَإِلَى ٱلۡأَرۡضِ كَيۡفَ سُطِحَتۡ ٢٠

Wa ilal-ardi kayfa sutihat

20. Iyo dhulka, sida loo fidiyey?

فَذَكِّرۡ إِنَّمَآ أَنتَ مُذَكِّرٞ ٢١

Fadhakkir innamā anta mudhakkir

21. Ee waani (dadka), waayo waxaad adigu (Nabiyow) uun tahay waaniye.

لَّسۡتَ عَلَيۡهِم بِمُصَيۡطِرٍ ٢٢

Llasta 'alayhim bimusaytir

22. Ma tihid adigu mid qasab ku leh.

إِلَّا مَن تَوَلَّىٰ وَكَفَرَ ٢٣

Illā man tawallā wakafar

23. Qofkiise (Xaqa) ka jeesada oo gaalooba;

فَيُعَذِّبُهُ ٱللَّهُ ٱلۡعَذَابَ ٱلۡأَكۡبَرَ ٢٤

Fayu'addhibuhullāhul-'adhābal-akbar

24. Wuxuu Alle ku cadaabi cadaab aad u weyn.

إِنَّ إِلَيۡنَآ إِيَابَهُمۡ ٢٥

Inna ilaynā iyābahum

25. Hubaal waa Xaggayaga meel noqodkoodu;

ثُمَّ إِنَّ عَلَيۡنَا حِسَابَهُم ٢٦

Thumma inna 'alaynā hisābahum

26. Markaas hubaal Annagay na saaran tahay xisaabintooda.

Qoraalka Laatiinka waa caawimaad akhris oo Qabas ka qortay Carabiga. Baro xarfaha Carabiga iyo tajwiidka si aad u hesho dhawaaqa saxda ah.

Su'aalo

Immisa aayadood ayay leedahay Suuradda Al-Ghashiyah?

Suuradda Al-Ghashiyah waxay leedahay 26 aayadood. Waa suuradda 88 ee Qur'aanka.

Suuradda Al-Ghashiyah ma Makki baa mise Madani?

Suuradda Al-Ghashiyah waa suurad Makki ah.

Suuradda Al-Ghashiyah juz'ma ayay ku jirtaa?

Suuradda Al-Ghashiyah waxay ku jirtaa juz' 30.

Ma dhageysan karaa Suuradda Al-Ghashiyah?

Haa. Riix Daar bogga korkiisa, ama ka bilow aayad kasta. Barnaamijka Qabas sidoo kale wuxuu kuu oggolaanayaa inaad soo dejiso si aad internet la'aan u dhageysato.