Suuradda Al-Ghashiyah, aayadda 22

88:22

لَّسۡتَ عَلَيۡهِم بِمُصَيۡطِرٍ ٢٢

Llasta 'alayhim bimusaytir

22. Ma tihid adigu mid qasab ku leh.