Suuradda Al-Ghashiyah, aayadda 19

88:19

وَإِلَى ٱلۡجِبَالِ كَيۡفَ نُصِبَتۡ ١٩

Wa ilal-jibāli kayfa nusibat

19. Iyo buuraha, sida loo taagay?