وَإِنَّكَ لَعَلَىٰ خُلُقٍ عَظِيمٖ ٤
Wa innaka la'alā khuluqin 'azīm
4. Waxaa xaqiiq kuu sugnaaday (Nabiyow) dabeecad san oo sare.
Tarjumaad: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub
وَإِنَّكَ لَعَلَىٰ خُلُقٍ عَظِيمٖ ٤
Wa innaka la'alā khuluqin 'azīm
4. Waxaa xaqiiq kuu sugnaaday (Nabiyow) dabeecad san oo sare.
Qoraalka Laatiinka waa caawimaad akhris oo Qabas ka qortay Carabiga. Baro xarfaha Carabiga iyo tajwiidka si aad u hesho dhawaaqa saxda ah.
Akhri Suuradda Al-Qalam oo dhan
Wa innaka la'ala khuluqin 'azim waxay ku jirtaa Suuradda Al-Qalam, 68:4.