وَجَعَلَهَا كَلِمَةَۢ بَاقِيَةٗ فِي عَقِبِهِۦ لَعَلَّهُمۡ يَرۡجِعُونَ ٢٨
Waja'alahā kalimata bāqiyatan fī 'aqibihī la'allahum yarji'ūn
28. Wuxuuna ka yeelay Kalimadda 8 (Towxiidka) mid ku baaqi ah durriyaddiisa dhexdooda 9, si ay (Xaqa) ugu noqdaan.
Faallooyin hoose
8. Waa Kalimada Laa ilaaha illal Laah.
9. Nabi Ibraahiim c.s. wuxuu ka dhigay towxiidka wax ku baaqi ah firkiisa.