بَلۡ مَتَّعۡتُ هَٰٓؤُلَآءِ وَءَابَآءَهُمۡ حَتَّىٰ جَآءَهُمُ ٱلۡحَقُّ وَرَسُولٞ مُّبِينٞ ٢٩
Bal matta'tu hā'ulā'i wa ābā'ahum hattā jā'ahumul-haqqu warasūlum mubīn
29. Waxaanse ugu raaxeeyey kuwaas (gaalada) iyo aabbayaashoodba (adduunka) ilaa uu u yimid Xaqu (Qur’aanka) iyo Rasuul cad 10.
Faallooyin hoose
10. Waxaa loola jeedaa Nabi Muxammad s.c.w.