وَلَآ أُقۡسِمُ بِٱلنَّفۡسِ ٱللَّوَّامَةِ ٢
Walā uqsimu bin-nafsil-lawwāmah
2. Waxaan (kaloo) ku dhaartay nafta is eedda 1 'in la idin soo bixin Aakhirada'.
Faallooyin hoose
1. Waa mu’minka, ee is canaanta markuu ku dhaco denbi ama gef oo ka xumaada.