Suuradda Al-Qiyamah, aayadda 1

75:1

لَآ أُقۡسِمُ بِيَوۡمِ ٱلۡقِيَٰمَةِ ١

Lā uqsimu biyawmil-qiyāmah

1. Waxaan ku dhaartay Maalinta Qiyaamaha.