Wa la taqrabuz-zina

Tarjumaad: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub

وَلَا تَقۡرَبُواْ ٱلزِّنَىٰٓۖ إِنَّهُۥ كَانَ فَٰحِشَةٗ وَسَآءَ سَبِيلٗا ٣٢

Walā taqrabuz-zinā innahū kāna fāhishatan wasā'a sabīlā

32. Ha u dhowaannina Zinada 14, waayo waa weji-xumo (if iyo aakhiraba) iyo dariiq aad u xun.

Faallooyin hoose

14. Iska jira dhammaan arrimaha kuu horseedi kara inaad fasho wax xun oo qudhun ah sida zino, gogol dhaaf, khiyaano, iwm.

Qoraalka Laatiinka waa caawimaad akhris oo Qabas ka qortay Carabiga. Baro xarfaha Carabiga iyo tajwiidka si aad u hesho dhawaaqa saxda ah.

Akhri Suuradda Al-Isra oo dhan

Su'aalo

Wa la taqrabuz-zina Qur'aanka xagee kaga jirtaa?

Wa la taqrabuz-zina waxay ku jirtaa Suuradda Al-Isra, 17:32.