Suuradda Al-Isra, aayadda 32

17:32

وَلَا تَقۡرَبُواْ ٱلزِّنَىٰٓۖ إِنَّهُۥ كَانَ فَٰحِشَةٗ وَسَآءَ سَبِيلٗا ٣٢

Walā taqrabuz-zinā innahū kāna fāhishatan wasā'a sabīlā

32. Ha u dhowaannina Zinada 14, waayo waa weji-xumo (if iyo aakhiraba) iyo dariiq aad u xun.

Faallooyin hoose

14. Iska jira dhammaan arrimaha kuu horseedi kara inaad fasho wax xun oo qudhun ah sida zino, gogol dhaaf, khiyaano, iwm.