Rabbana hab lana min azwajina

Tarjumaad: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub

وَٱلَّذِينَ يَقُولُونَ رَبَّنَا هَبۡ لَنَا مِنۡ أَزۡوَٰجِنَا وَذُرِّيَّٰتِنَا قُرَّةَ أَعۡيُنٖ وَٱجۡعَلۡنَا لِلۡمُتَّقِينَ إِمَامًا ٧٤

Walladhīna yaqūlūna rabbanā hab lanā min azwājinā wadhurriyyātinā qurrata a'yunin waj'alnā lil-muttaqīna imāmā

74. Waa kuwa yidhaahda: Rabbigayow! Naga sii xaasaskayaga iyo ubadkayaga waxay indhaheenna ku farxaan 29, noogana yeel kuwa Alle ka cabsada Iimaam (ay ku daydaan).

Faallooyin hoose

29. Macnaha waa aan ku faraxno oo il qabowsanno sababta toosnidooda darteed iyo Alle ka cabsigooda.

Qoraalka Laatiinka waa caawimaad akhris oo Qabas ka qortay Carabiga. Baro xarfaha Carabiga iyo tajwiidka si aad u hesho dhawaaqa saxda ah.

Akhri Suuradda Al-Furqan oo dhan

Su'aalo

Rabbana hab lana min azwajina Qur'aanka xagee kaga jirtaa?

Rabbana hab lana min azwajina waxay ku jirtaa Suuradda Al-Furqan, 25:74.