Suuradda Al-Furqan, aayadda 74

25:74

وَٱلَّذِينَ يَقُولُونَ رَبَّنَا هَبۡ لَنَا مِنۡ أَزۡوَٰجِنَا وَذُرِّيَّٰتِنَا قُرَّةَ أَعۡيُنٖ وَٱجۡعَلۡنَا لِلۡمُتَّقِينَ إِمَامًا ٧٤

Walladhīna yaqūlūna rabbanā hab lanā min azwājinā wadhurriyyātinā qurrata a'yunin waj'alnā lil-muttaqīna imāmā

74. Waa kuwa yidhaahda: Rabbigayow! Naga sii xaasaskayaga iyo ubadkayaga waxay indhaheenna ku farxaan 29, noogana yeel kuwa Alle ka cabsada Iimaam (ay ku daydaan).

Faallooyin hoose

29. Macnaha waa aan ku faraxno oo il qabowsanno sababta toosnidooda darteed iyo Alle ka cabsigooda.