Rabbana afrigh 'alayna sabra

Tarjumaad: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub

وَلَمَّا بَرَزُواْ لِجَالُوتَ وَجُنُودِهِۦ قَالُواْ رَبَّنَآ أَفۡرِغۡ عَلَيۡنَا صَبۡرٗا وَثَبِّتۡ أَقۡدَامَنَا وَٱنصُرۡنَا عَلَى ٱلۡقَوۡمِ ٱلۡكَٰفِرِينَ ٢٥٠

Walammā barazū lijālūta wajunūdihī qālū rabbanā afrigh 'alaynā sabran wathabbit aqdāmanā wansurnā 'alal-qawmil-kāfirīn

250. Markay u soo muuqdeen Jaaluut iyo ciidammadiisii, waxay yidhaahdeen: Rabbigayow! Nagu shub samir oo noo sug cagahayaga, oo guul naga sii qolodan gaalada ah.

Qoraalka Laatiinka waa caawimaad akhris oo Qabas ka qortay Carabiga. Baro xarfaha Carabiga iyo tajwiidka si aad u hesho dhawaaqa saxda ah.

Akhri Suuradda Al-Baqarah oo dhan

Su'aalo

Rabbana afrigh 'alayna sabra Qur'aanka xagee kaga jirtaa?

Rabbana afrigh 'alayna sabra waxay ku jirtaa Suuradda Al-Baqarah, 2:250.