Suuradda At-Tawbah, aayadda 110

9:110

لَا يَزَالُ بُنۡيَٰنُهُمُ ٱلَّذِي بَنَوۡاْ رِيبَةٗ فِي قُلُوبِهِمۡ إِلَّآ أَن تَقَطَّعَ قُلُوبُهُمۡۗ وَٱللَّهُ عَلِيمٌ حَكِيمٌ ١١٠

Lā yazālu bunyānuhumul-ladhī banaw rībatan fī qulūbihim illā an taqatta'a qulūbuhum wallāhu 'alīmun hakīm

110. Dhismahii ay dhiseen kama suulayo marnaba inuu ahaado sabab keenta walaac ku jira quluubtooda 35 in maahee ay u kala go'go’aan quluubtooda qaybo 36. Alle waa wax kasta Oge, Xakiim ah.

Faallooyin hoose

35. Walbahaarka hayey darti.

36. Ilaa ay ka dhintaan. Sidaas awgeed ma toobad keenayaan.