وَلَوۡ شَآءَ ٱللَّهُ لَجَعَلَهُمۡ أُمَّةٗ وَٰحِدَةٗ وَلَٰكِن يُدۡخِلُ مَن يَشَآءُ فِي رَحۡمَتِهِۦۚ وَٱلظَّٰلِمُونَ مَا لَهُم مِّن وَلِيّٖ وَلَا نَصِيرٍ ٨
Walaw shā'allāhu laja'alahum ummatan wāhidatan walākin yudkhilu man yashā'u fī rahmatihī waz-zālimūna mā lahum min waliyyin walā nasīr
8. Hadduu doono Alle, wuxuu ka yeeli lahaa dadka ummad keliya, wuxuuse geliyaa cidduu doono Naxariistiisa 4. Daalimiintu ma leh sokeeye iyo gargaare midna.
Faallooyin hoose
4. Wuxuu geliyaa Naxariistiisa kuwaasi doonaya hanuunkiisa iyo inuu aqbalo camalkooda.