Suuradda Ash-Shura, aayadda 34

42:34

أَوۡ يُوبِقۡهُنَّ بِمَا كَسَبُواْ وَيَعۡفُ عَن كَثِيرٖ ٣٤

Aw yūbiqhunna bimā kasabū waya'fu 'an kathīr

34. Ama waa intaasoo uu u halligo 13 waxay kasbadeen awgeed (oo denbiyo ah), wax badanna (Alle) wuu ka cafiyaa.

Faallooyin hoose

13. Macnaha waxaa weeye wuxuu Alle awoodaa inuu harqiyo doomaha isagoo ku keenayo dabeylo daran.