Suuradda An-Nisa, aayadda 49

4:49

أَلَمۡ تَرَ إِلَى ٱلَّذِينَ يُزَكُّونَ أَنفُسَهُمۚ بَلِ ٱللَّهُ يُزَكِّي مَن يَشَآءُ وَلَا يُظۡلَمُونَ فَتِيلًا ٤٩

Alam tara ilal-ladhīna yuzakkūna anfusahum balillāhu yuzakkī man yashā'u walā yuzlamūna fatīlā

49. Miyaanad u fiirsan kuwa (Yuhuudda iyo Nasaarada ee) ku ammaana nafahooda daahirnimo 35. Mayee Alle baa daahiriya qofkuu doono, lagamana dulmiyo kolay ku tahay wax le’eg xuubka ku dahaaran lafta timirta.

Faallooyin hoose

35. Waa inay yidhaahdaan waxaannu nahay ilmahii Alle iyo kuwa uu jecel yahay.