لَّٰكِنِ ٱللَّهُ يَشۡهَدُ بِمَآ أَنزَلَ إِلَيۡكَۖ أَنزَلَهُۥ بِعِلۡمِهِۦۖ وَٱلۡمَلَٰٓئِكَةُ يَشۡهَدُونَۚ وَكَفَىٰ بِٱللَّهِ شَهِيدًا ١٦٦
Llākinillāhu yashhadu bimā anzala ilayka anzalahū bi'ilmihī wal-malā'ikatu yashhadūna wakafā billāhi shahīdā
166. Laakiinse Alle wuxuu markhaati ka yahay waxa uu kuu soo dejiyey wuxuu ku soo dejiyey Cilmigiisa, malaa’igtuna 60 waa ka markhaati kacaan (sidoo kale). Alle waa ku Filan yahay Markhaati ahaan.
Faallooyin hoose
60. Malaa’igta Carshiga hareerahiisa ah sida Jabriil, Miikaa’iil iyo Israafiil.