Suuradda Al-Qasas, aayadda 52

28:52

ٱلَّذِينَ ءَاتَيۡنَٰهُمُ ٱلۡكِتَٰبَ مِن قَبۡلِهِۦ هُم بِهِۦ يُؤۡمِنُونَ ٥٢

Alladhīna ātaynāhumul-kitāba min qablihī hum bihī yu'minūn

52. Kuwaannu siinnay Kitaabka (Towraadda iyo Injiilka) ka hor kani (Qur'aanka) - baa rumeyn 19 waxa ku soo arooray (Qur’aanka).

Faallooyin hoose

19. Waa mu’miniinta daacadda ah ee ku jira ehlu kitaabka dhexdooda.