Suuradda Al-Qadr القدر

Tarjumaad: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

إِنَّآ أَنزَلۡنَٰهُ فِي لَيۡلَةِ ٱلۡقَدۡرِ ١

Innā anzalnāhu fī laylatil-qadr

1. Waxaanu xaqiiq soo dejinnay (Qur’aanka) habeenka Qadarka.

وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا لَيۡلَةُ ٱلۡقَدۡرِ ٢

Wamā adrāka mā laylatul-qadr

2. Maxaa ku ogeysiiyey wuxuu habeenka Qadarku yahay?

لَيۡلَةُ ٱلۡقَدۡرِ خَيۡرٞ مِّنۡ أَلۡفِ شَهۡرٖ ٣

Laylatul-qadri khayrum min alfi shahr

3. Habeenka Qadarku wuxuu ka khayr badan yahay kun bilood 1.

تَنَزَّلُ ٱلۡمَلَٰٓئِكَةُ وَٱلرُّوحُ فِيهَا بِإِذۡنِ رَبِّهِم مِّن كُلِّ أَمۡرٖ ٤

Tanazzalul-malā'ikatu war-rūhu fīhā bi idhni rabbihim min kulli amr

4. Malaa’igta iyo Jabriil baa la soo dega (habeenkaa) Idanka Rabbigood arrin walba oo xukun ah,

سَلَٰمٌ هِيَ حَتَّىٰ مَطۡلَعِ ٱلۡفَجۡرِ ٥

Salāmun hiya hattā matla'il-fajr

5. Nabad weeye (habeenkaa) ilaa waagu ka baryo 2.

Lambarrada faallooyinka hoose waxay kugu geynayaan bogga aayadda, halkaas oo lagu muujiyey faallooyinka turjumaanka.

Qoraalka Laatiinka waa caawimaad akhris oo Qabas ka qortay Carabiga. Baro xarfaha Carabiga iyo tajwiidka si aad u hesho dhawaaqa saxda ah.

Su'aalo

Immisa aayadood ayay leedahay Suuradda Al-Qadr?

Suuradda Al-Qadr waxay leedahay 5 aayadood. Waa suuradda 97 ee Qur'aanka.

Suuradda Al-Qadr ma Makki baa mise Madani?

Suuradda Al-Qadr waa suurad Makki ah.

Suuradda Al-Qadr juz'ma ayay ku jirtaa?

Suuradda Al-Qadr waxay ku jirtaa juz' 30.

Ma dhageysan karaa Suuradda Al-Qadr?

Haa. Riix Daar bogga korkiisa, ama ka bilow aayad kasta. Barnaamijka Qabas sidoo kale wuxuu kuu oggolaanayaa inaad soo dejiso si aad internet la'aan u dhageysato.