Suuradda Al-Mu'minun, aayadda 76

23:76

وَلَقَدۡ أَخَذۡنَٰهُم بِٱلۡعَذَابِ فَمَا ٱسۡتَكَانُواْ لِرَبِّهِمۡ وَمَا يَتَضَرَّعُونَ ٧٦

Walaqad akhadhnāhum bil-'adhābi famastakānū lirabbihim wamā yatadarra'ūn

76. Waxaanu ku qabannay cadaab, umase ayan hoggaansamin Rabbigood, umana baryin si khushuuc leh.