Suuradda Al-Mu'minun, aayadda 77

23:77

حَتَّىٰٓ إِذَا فَتَحۡنَا عَلَيۡهِم بَابٗا ذَا عَذَابٖ شَدِيدٍ إِذَا هُمۡ فِيهِ مُبۡلِسُونَ ٧٧

Hattā idhā fatahnā 'alayhim bāban dhā 'adhābin shadīdin idhā hum fīhi mublisūn

77. Ilaa, markaan ku furno irrid cadaab daran ah, markaasay quustaan.