مَا جَعَلَ ٱللَّهُ مِنۢ بَحِيرَةٖ وَلَا سَآئِبَةٖ وَلَا وَصِيلَةٖ وَلَا حَامٖ وَلَٰكِنَّ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ يَفۡتَرُونَ عَلَى ٱللَّهِ ٱلۡكَذِبَۖ وَأَكۡثَرُهُمۡ لَا يَعۡقِلُونَ ١٠٣
Mā ja'alallāhu mim bahīratin walā sā'ibatin walā wasīlatin walā hāmin walākinnal-ladhīna kafarū yaftarūna 'alallāhil-kadhiba wa aktharuhum lā ya'qilūn
103. Ma uusan amrin Alle (yeelashada) Baxiirah 20 ama Saa’ ibah 21 ama Wasiilah 22 ama Xaam 23 gaaladuse waxay ka been sheegaan Alle, badankooduna ma laha garasho.
Faallooyin hoose
20. Xoolo caanahooda sanamyada loo bixiyo.
21. Xoolo sanamyada dartood loo sii daayo.
22. Xoolo sanamyada lagu sadaqeysto.
23. Riti sanamyada loo daayo.