Suuradda Al-Hijr, aayadda 76

15:76

وَإِنَّهَا لَبِسَبِيلٖ مُّقِيمٍ ٧٦

Wa innahā labisabīlim muqīm

76. Waxayna ku taal 'magaaladaasi' 19 waddo weli la deggan yahay.

Faallooyin hoose

19. Magaalada Sodom ee u dhow badda meytan ee hadda loo yaqaan Al-Baxrul Mutawasid ama Mideterean.