وَلَوۡ شِئۡنَا لَبَعَثۡنَا فِي كُلِّ قَرۡيَةٖ نَّذِيرٗا ٥١
Walaw shi'nā laba'athnā fī kulli qaryatin nadhīrā
51. Haddaan doonno, waxaan u soo diri laheyn magaalo walba dige 26.
Faallooyin hoose
26. Wuxuuse Alle doonay inuu soo diro Nabi Muxammad s.c.w. inuu ahaado Rasuulka lagu khatimo Rususha Alle oo dhan, isagoo loo diray dhammaan dadka arlada jooga ilaa Qiyaamaha.