Suuradda Al-Furqan, aayadda 50

25:50

وَلَقَدۡ صَرَّفۡنَٰهُ بَيۡنَهُمۡ لِيَذَّكَّرُواْ فَأَبَىٰٓ أَكۡثَرُ ٱلنَّاسِ إِلَّا كُفُورٗا ٥٠

Walaqad sarrafnāhu baynahum liyaddhakkarū fa abā aktharun-nāsi illā kufūrā

50. Waana u kala duwnay (badinnay) qaybinta (roobka, biyaha) bal inay waansamaan 25, wayse diideen dadku badankiisu waxaan aheyn gaalnimo.

Faallooyin hoose

25. Waa inuu Alle awoodo inuu soo nooleyn karo meytida.