Suuradda Al-'Ankabut, aayadda 21

29:21

يُعَذِّبُ مَن يَشَآءُ وَيَرۡحَمُ مَن يَشَآءُۖ وَإِلَيۡهِ تُقۡلَبُونَ ٢١

Yu'addhibu man yashā'u wayarhamu man yashā'u wa ilayhi tuqlabūn

21. Wuxuu cadaabi qofkuu doono, oo u naxariisan qofkuu doono, Xaggiisaana la idiin celin.