Suuradda Al-'Alaq, aayadda 19

96:19

كَلَّا لَا تُطِعۡهُ وَٱسۡجُدۡۤ وَٱقۡتَرِب۩ ١٩

Kallā lā tuti'hu wasjud waqtarib

19. Mayee, ha adeecin oo sujuud, una dhowow (Alle).