وَمَا كَانَ لِنَفۡسٍ أَن تُؤۡمِنَ إِلَّا بِإِذۡنِ ٱللَّهِۚ وَيَجۡعَلُ ٱلرِّجۡسَ عَلَى ٱلَّذِينَ لَا يَعۡقِلُونَ ١٠٠
Wamā kāna linafsin an tu'mina illā bi idhnillāhi wayaj'alur-rijsa 'alal-ladhīna lā ya'qilūn
100. Nafna ma rumeyso Idanka Alle la'aantii, Wuxuuna Alle yeelaa qurunka 25 kuwaa dushooda aan (Xaqa) garowsan.
Faallooyin hoose
25. Waxaa ka mid ah macnooyinkeeda wasakh, cadho, ciqaab, gaalnimo, iyo habow.