Suuradda Yasin, aayadda 49

36:49

مَا يَنظُرُونَ إِلَّا صَيۡحَةٗ وَٰحِدَةٗ تَأۡخُذُهُمۡ وَهُمۡ يَخِصِّمُونَ ٤٩

Mā yanzurūna illā sayhatan wāhidatan ta'khudhuhum wahum yakhissimūn

49. Ma sugayaan (gaaladu) wax kale aan aheyn hal Qaylo 10, qabaneysa iyagoo murmi.

Faallooyin hoose

10. Erey ahaan macnaha waa dhawaaq ama qeylo daran, waxaana loola jeedaa afuufka koowaad ee Buunka uu dhiman noole kasta oo dhulka jooga digniin hore la’aan.