Ud'uni astajib lakum

Tarjumaad: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub

وَقَالَ رَبُّكُمُ ٱدۡعُونِيٓ أَسۡتَجِبۡ لَكُمۡۚ إِنَّ ٱلَّذِينَ يَسۡتَكۡبِرُونَ عَنۡ عِبَادَتِي سَيَدۡخُلُونَ جَهَنَّمَ دَاخِرِينَ ٦٠

Waqāla rabbukumud'ūnī astajib lakum innal-ladhīna yastakbirūna 'an 'ibādatī sayadkhulūna jahannama dākhirīn

60. (Allaah) Rabbigiin wuxuu yidhi: I barya 11 waan idinka aqbaliye (baryada); hubaal kuwa iska weyneeya baryadeyda 12, waxay geli Naar iyagoo dullaysan.

Faallooyin hoose

11. Nabigu s.c.w. wuxuu yidhi: “Barya Alle idinkoo yaqiinsan in la idinka aqbalayo baryada, oo ogaada inuusan Alle aqbalin baryada qof maahsan".

12. Nabigu s.c.w. wuxuu yidhi: “Baryadu waa cibaado”.

Qoraalka Laatiinka waa caawimaad akhris oo Qabas ka qortay Carabiga. Baro xarfaha Carabiga iyo tajwiidka si aad u hesho dhawaaqa saxda ah.

Akhri Suuradda Ghafir oo dhan

Su'aalo

Ud'uni astajib lakum Qur'aanka xagee kaga jirtaa?

Ud'uni astajib lakum waxay ku jirtaa Suuradda Ghafir, 40:60.