Suuradda Sad, aayadda 69

38:69

مَا كَانَ لِيَ مِنۡ عِلۡمِۭ بِٱلۡمَلَإِ ٱلۡأَعۡلَىٰٓ إِذۡ يَخۡتَصِمُونَ ٦٩

Mā kāna liya min 'ilmi bil-mala'il-a'lā idh yakhtasimūn

69. Uma lahayn wax cilmi ah kulanka sare (malaa’igta) markay doodayeen.