Suuradda Sad, aayadda 70

38:70

إِن يُوحَىٰٓ إِلَيَّ إِلَّآ أَنَّمَآ أَنَا۠ نَذِيرٞ مُّبِينٌ ٧٠

In yūhā ilayya illā annamā ana nadhīrum mubīn

70. Waxaa uun la ii waxyooday, inaan ahay dige iska cad.