Rabbana atina fid-dunya hasanah

Tarjumaad: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub

وَمِنۡهُم مَّن يَقُولُ رَبَّنَآ ءَاتِنَا فِي ٱلدُّنۡيَا حَسَنَةٗ وَفِي ٱلۡأٓخِرَةِ حَسَنَةٗ وَقِنَا عَذَابَ ٱلنَّارِ ٢٠١

Waminhum man yaqūlu rabbanā ātinā fid-dunyā hasanatan wafil-ākhirati hasanatan waqinā 'adhāban-nār

201. Waxaa ka mid ahna kuwo yidhaahda: Rabbigayow! Nagu sii wanaag adduunka , iyo wanaag Aakhirada, nagana badbaadi cadaabka Naarta.

Qoraalka Laatiinka waa caawimaad akhris oo Qabas ka qortay Carabiga. Baro xarfaha Carabiga iyo tajwiidka si aad u hesho dhawaaqa saxda ah.

Akhri Suuradda Al-Baqarah oo dhan

Su'aalo

Rabbana atina fid-dunya hasanah Qur'aanka xagee kaga jirtaa?

Rabbana atina fid-dunya hasanah waxay ku jirtaa Suuradda Al-Baqarah, 2:201.