Suuradda Muhammad, aayadda 10

47:10

۞ أَفَلَمۡ يَسِيرُواْ فِي ٱلۡأَرۡضِ فَيَنظُرُواْ كَيۡفَ كَانَ عَٰقِبَةُ ٱلَّذِينَ مِن قَبۡلِهِمۡۖ دَمَّرَ ٱللَّهُ عَلَيۡهِمۡۖ وَلِلۡكَٰفِرِينَ أَمۡثَٰلُهَا ١٠

Afalam yasīrū fil-ardi fayanzurū kayfa kāna 'āqibatul-ladhīna min qablihim dammarallāhu 'alayhim walil-kāfirīna amthāluhā

10. Miyeyna marin dhulka oo fiirin siday aheyd cidhibta kuwii ka horreeyey? Alle baa ku keenay baabba’ dhan 6, gaaladuna waxay la kulmi isla aayahaas oo kale.

Faallooyin hoose

6. Wuu baabbi’iyey iyagoo dhan iyo waxay lahaayeenba.