La taqnatu min rahmatillah

Tarjumaad: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub

۞ قُلۡ يَٰعِبَادِيَ ٱلَّذِينَ أَسۡرَفُواْ عَلَىٰٓ أَنفُسِهِمۡ لَا تَقۡنَطُواْ مِن رَّحۡمَةِ ٱللَّهِۚ إِنَّ ٱللَّهَ يَغۡفِرُ ٱلذُّنُوبَ جَمِيعًاۚ إِنَّهُۥ هُوَ ٱلۡغَفُورُ ٱلرَّحِيمُ ٥٣

Qul yā'ibādiyal-ladhīna asrafū 'alā anfusihim lā taqnatū mir rahmatillāhi innallāha yaghfirudh-dhunūba jamī'an innahū huwal-ghafūrur-rahīm

53. Dheh: Addoomahaygow ku xad-gudbay nafahooda, ha ka quusannina Naxariista Alle. Alle wuu dhaafaa denbiyada oo dhan 11. Hubaal Alle waa Denbi Dhaaf Badanaha, Naxariista Badan.

Faallooyin hoose

11. Waa waxaan ahayn qofkii ku dhinta shirki ama gaalnimo.

Qoraalka Laatiinka waa caawimaad akhris oo Qabas ka qortay Carabiga. Baro xarfaha Carabiga iyo tajwiidka si aad u hesho dhawaaqa saxda ah.

Akhri Suuradda Az-Zumar oo dhan

Su'aalo

La taqnatu min rahmatillah Qur'aanka xagee kaga jirtaa?

La taqnatu min rahmatillah waxay ku jirtaa Suuradda Az-Zumar, 39:53.