إِنَّ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ بِٱلذِّكۡرِ لَمَّا جَآءَهُمۡۖ وَإِنَّهُۥ لَكِتَٰبٌ عَزِيزٞ ٤١
Innal-ladhīna kafarū bidh-dhikri lammā jā'ahum wa innahū lakitābun 'azīz
41. Hubaal kuwa ku gaalooba Waanada 13 (Qur’aanka) markuu u yimid 'waa laga jazayn' 14 oo (kani Qur’aanka) waa Kitaab sharaf weyn leh.
Faallooyin hoose
13. Kuwa diida xaqa ama door bida tafsiirka qalloocan Alle ma hanuuniyo.
14. Hadalka inta ka go’an waa la iska garan karaa oo waxaa weeye: Waxay la kulmi doonaan ciqaab aan la suureysan karin.”