Suuradda Fussilat, aayadda 42

41:42

لَّا يَأۡتِيهِ ٱلۡبَٰطِلُ مِنۢ بَيۡنِ يَدَيۡهِ وَلَا مِنۡ خَلۡفِهِۦۖ تَنزِيلٞ مِّنۡ حَكِيمٍ حَمِيدٖ ٤٢

Llā ya'tīhil-bātilu mim bayni yadayhi walā min khalfihī tanzīlum min hakīmin hamīd

42. Baadil ugama yimaado hortiisa ama gadaashiisa 15; waa Waxyi laga soo dejiyey xagga Xakiim, Ammaanan (Alle).

Faallooyin hoose

15. Aan isagoo kale la keeni karin, aan waxba looga qaadin in wax laga sheego, uuna yahay Kitaab uu Alle dhowray.